Somali Medical Forums

Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Ibnu muhammad on August 31, 2015, 01:22:18 AM

Title: Su'aal: Wax ur badanoo yar oo la xaakoodo?
Post by: Ibnu muhammad on August 31, 2015, 01:22:18 AM
Sln ka gadaal waad mahadsantihiin.
Muxuu noqon karaa cad yaroo madow ama jaale ah cunaha dhankiisa kasoo baxo markaad khaakh tiraaho walibana ur iyo shiir leh?
Title: Re: Su'aal: Wax ur badanoo yar oo la xaakoodo?
Post by: SomaliDoc on August 31, 2015, 03:37:00 PM
Horay ayaan uga jawaabnay su'aashaan ee halkaan ka akhriso: http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,2601.0.html (http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,2601.0.html)
Haddii aad isleedahay su'aalaha way kala duwan yihiin, fadlan faahfaahin dheeraad ah naga sii cabashadaada.