Somali Medical Forums

Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Ridwaanhaaji114 on May 19, 2016, 10:43:50 PM

Title: Su'aal: Xaaskayga ayay wareega cadeeda tahy 35 ama 36?
Post by: Ridwaanhaaji114 on May 19, 2016, 10:43:50 PM
Asc ditoore xaaskayga ayay wareega cadeeda tahy 35 ama 36 maalmood marka ditoore xilligee ovulation day-ga gormey ku beegnaan kartaa tankale xilligaas sidaa u dheer ma noqon kartaa xanuun xaga caadi wareer xilliyo dhif ahna waaba ka sii badataa
Title: Re: Su'aal: Xaaskayga ayay wareega cadeeda tahy 35 ama 36?
Post by: SomaliDoc on June 03, 2016, 08:21:28 PM
Qoraalkaan akhriso fadlan: http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=2145.0 (http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=2145.0)