Somali Medical Forums

Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Torayo on April 19, 2016, 12:11:26 PM

Title: Su'aal: Xabad u seexashada caruurta?
Post by: Torayo on April 19, 2016, 12:11:26 PM
Baby yar oo bilaabay inuu xabadka useexdo isagoo jira 2 bil mar walbana hurdada ay ugu baxdo xabad usexashada, marka dhib miyay ukeenaysaaa maxaase sababa?? Thnks.
Title: Re: Su'aal: Xabad u seexashada caruurta?
Post by: SomaliDoc on May 06, 2016, 08:58:55 PM
Xabad u seexashada caruurta yaryar waa arrin caadi ah, weliba caruurta aanan safiican u hurdin ama hurdada ku soo naxnaxa ayaa xabad xabad loo jiifyaa, taasi dhib ma lahan ee haka welwelin.