Somali Medical Forums

Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Nuur12 on November 10, 2012, 06:54:45 PM

Title: Su'aal: maadada iron-ka uurayda wax ma u tartaa?
Post by: Nuur12 on November 10, 2012, 06:54:45 PM
salaan ka dib waxaan qabaa suaalo 1aad maadada iron uurayda maxay u gaysataa maxayse u tartaa ma qaadan kartaa dhib ma u keeni kartaa  
Title: Re: Su'aal: maadada iron-ka uurayda wax ma u tartaa?
Post by: SomaliDoc on April 24, 2013, 11:01:52 AM
Maadada iron-ka ama birta waxay u leedahay haweenka uurka faaido badan, waxayna ka ilaalisaa in dhiig yari ku dhacdo.

Halkaan ka akhriso waxa dhiig yari ay tahay iyo astaamaha lagu garto: http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,251.0.html (http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,251.0.html)

Cunnooyinka laga helo birta oo faaidada u leh uureydane halkaan ka akhriso: http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,1721.0.html (http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,1721.0.html)