Somali Medical Forums

Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Shaaficifalcoa on September 11, 2015, 01:02:51 AM

Title: Su'aal: Isticmaalida kariimada wakhtiga leh?
Post by: Shaaficifalcoa on September 11, 2015, 01:02:51 AM
asc dhakhtar waxaan isticmaalaa kareemada tinta la marsado oo la isaga dhaqo mudo ah 15daqiiqo marka uu qalalo .
aniga ma dhaqo waan marsadaa waana ku tagaa markaan waxaana isticmaala avocados iyo vatika badanaa wakhtina ma sugo maxay ii keeni kartaa dhib mase u leedahay faa'iido tinta hadii aan iska dhaqo mise waa isku mid
Title: Re: Su'aal: Isticmaalida kariimada wakhtiga leh?
Post by: SomaliDoc on September 11, 2015, 01:09:58 PM
Waxaa jiro qoraal aan kaga hadalnay kareemyada timaha jilciyo waxa ay keeni karaan iyo noocyadooda halista ah, fadlan ka faa'idayso qoraalkaan: http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,6032.0.html (http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,6032.0.html)