Somali Medical Forums

Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Abdi... on April 30, 2019, 08:46:09 PM

Title: Su'aal: finan dhuunta gudaha iga soo baxay?
Post by: Abdi... on April 30, 2019, 08:46:09 PM
asc wan salamaya dhaman dhaqatiirta boga iyo memberska ku xidha.[]
Su aashaydu waxay ku saabsan tahay finanka kasoo baxa dhuunta ama hilib dalqaha hoostiisa ku wasoo ay iga soo baxeen mudo laga jooga sadex kahor
Waxa waqtigaas laha tonsilitis.
Waxaana aan iska saaray tonsitiska sanad iyo badh ka dib mudo hada laga joogo.
Walina waan leyahay finankii wawayna
Mana laha wax dheecana ama xanuun.
Waxa dhaqtar aan utagay iishegay inay  finankani kenay xanuunka loyaqan {Gerd} wuxuna isiiyey anti acid dajiya
Waana qatay mudo wax is badalana kuma hayo walina waa side.
Marka malaga yaba inan hadii ay siijiran aan ka qaado upper resporory cancer?
Maxaanse isaga daawayn karaa xanuunkan ama finankan igu yaala dhakhtar?