Somali Medical Forums
Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Ifraax on July 31, 2009, 03:54:09 PM
-
Asc dhamantiin
Wax aan doonay in la iga jawaaba su aasha hadii ad awoodan fadlan
Su aasheyda wax weeye cudurka la hiyaahdo Chlamydia. Hadi la iska daaweeyo malaga ayaaba in uu soo noqdo Markii la dheemeesto doxycyclin 100 mg 7 malmood?
Fadlan iga so jawab hadii ad awoodan Mahadsanid
-
Chlamydia wuxu inta badan ka mid yahay cudurada laysugu gudbiyo galmada Sexual Transmitted Disease (STD), sidoo kale waxa laga heli karaa Dermis-ka,
Chlamydia waxa lagu daaweyn karaa Antibiotics, muddo gaaban ilaa hal asbuuc ayaana looga dawoobaa. inuu cudurkaan soo noqdo marlabaad waxay ku xirantahay Personal health-ga qofka, iyo habka ay ugu gudubdi karto, haddii markale qof cudurkn Active ku yahay u golmoodo, sidoo kale waxa laysugu gudbin karaa in la wadaago dharka hoos-gashiga.
-
Mahad sanid Dr
Hadii eyqaatan dawada Labada qofba 1 week
Malaga yabaa hadan in oo soo noqdo cudurka
-
Halkaan ka akhriso qoraal ku saabsan cudurka Chlamydia
http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=1040.0 (http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=1040.0)
Midda kale cudurka haddii ka bogsoodo qofka wuu ku soo laaban karaa, laakiin waxaa muhiim ah in cudurrada noocaan ah wadajir loo daaweeyo (lamaanaha)
Mahadsanid
SomaliDoc