Somali Medical Forums
Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: magan on July 26, 2008, 03:03:00 PM
-
walaalayaal waad mahadsan tihiin walaalayaal hadaan suaashayda idin waydiiyo
ku yar oo aanu walaalo nahay oo 11 jir ayaaa isku kaadiya habeenkii markaa maxaa ugu haboon ee lagu samayn kara?
-
Waxaan filayaa in qoraalkaan aad kaga bogan doontid wixii ku saabsan su'aashaada http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=447.0 (http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=447.0)
Hadii aad qabtid su'aalo ka baxsan qoraalkan fadlan halkaan ka weydii.
SomaliDoc