Somali Medical Forums

Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Karimmoha001 on March 24, 2016, 09:15:59 PM

Title: Su'aal: Baabasirtu Ur Maleedahay?
Post by: Karimmoha001 on March 24, 2016, 09:15:59 PM
Dr su'aasha aan qaba waxa weeye Baabasirtu Ur Maleedahay hadan Fah fahiyo agagarka Futada ama bananka u dhow Futada wax ur ah Miyay keenta

Mahadsanid Dr
Title: Re: Su'aal: Baabasirtu Ur Maleedahay?
Post by: Karimmoha001 on March 27, 2016, 04:24:28 AM
Asc Dr Su'aasha aan Qaba Waa mid Ku sabsan UR kasoo baxaysa Dabada ama halka saxaradu kasoo baxdo Oo bananka ah Afka Hore, Waxan uga Shakiyay baabasir Lakin Dr aan la kulmay wuxu igu qanciyay in aana wax Baabasir ah Qabin Badhitan ka dib, waxa jira ama aan anigu isku arkay markan suliga galo wax Yar Oo maqaar Oo kale ah Oo banaanka Usoo baxaya Xanuun iguma hayo Cuncun iguma hayo Dhiig malaha markan Arinkan  Laba Dr Oo kale aan u sharaxay waxay igu yirahden Waa Nabar ama jeexnan waxana Sababi Kara saxaro adag Oo keeni karta gudahana way Noqon karta banan kana way Noqon kartaa, mudada aan Waxan isku arkay Waa Ku dhawad 6/7 bilod  Hadii u jiro wax talo bixin Ah ama Sidan Xanuunkan ula Tacalilaha  Waxan kaa raba Talo bixin Ku sabsan Arintaan 

Fadlan Dr MAHADSANID

Title: Re: Su'aal: Baabasirtu Ur Maleedahay?
Post by: SomaliDoc on April 11, 2016, 01:00:42 PM
Waxa ugu badan ee keeno waa xanuun loo yaqaano "Anal Fistula" oo badanaa lagu qaldo baabasiirka ee fadlan qoraalladaan akhriso adigaa fahmi doono cilladaada midka ay u dhaw dahay.
Baabasiir: http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=891.0 (http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=891.0)
Futo-dillaac: http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,891.msg3181.html#msg3181 (http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,891.msg3181.html#msg3181)
Fiiskolada Futada: http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=5618.0 (http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=5618.0)