Somali Medical Forums

Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Abdikadir dhere on December 16, 2018, 09:04:17 PM

Title: Su'aal: Xiniintu haday yaraato ma howlgabtaa?
Post by: Abdikadir dhere on December 16, 2018, 09:04:17 PM
Xiniintu haday tan kle ka yaraato cilad Ku timid awgeed hawlgab ma noqtaaa?
Title: Re: Su'aal: Xiniintu haday yaraato ma howlgabtaa?
Post by: SomaliDoc on April 18, 2019, 09:24:46 PM
Haddii ay xaniintu yaryaraato ama shuuqdo, way howlgabtaa laakiin midda kale ayaa sii shaqeyso lamana dareemo inuu howlgab jiro haddii shahwada iyo hormoonadaba la baaro, akhriso cashar aan horay uga hadlay cilladaan iyo waxyaabaha keeno in xiniintu baaba'do ama shuuqdo: http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=8414.0 (http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=8414.0)