Somali Medical Forums

Diseases and Conditions => Qaybta Wacyi Galinta => Topic started by: Ilyaasmaxamed on December 22, 2017, 03:27:38 PM

Title: Biyaha ama Shahwada oo laysku celiyo dhib miye ledahay?
Post by: Ilyaasmaxamed on December 22, 2017, 03:27:38 PM
Asc dhamaan waan idin salamay bahda somalidoc. Salan kadib waxan rabaa in si fican laygu faahfaahsho su aashan
Hadii uu qofku isku celiyo  marka uu dareemo in ay shahwo ka imaan rabto ama isaga oo hurdaayo riyo ku dareeemo ow is iloowsiiyo ama dhax ku joojiyo iyadoo qeyb kamid ah ay ka imaatay. Taladiinu waa muhiiim