Somali Medical Forums

Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Nimco Abdi on April 12, 2016, 05:49:52 PM

Title: Su'aal: Cunaha ayaa isoo buuran?
Post by: Nimco Abdi on April 12, 2016, 05:49:52 PM
Sc dr waad ku mahadsantahay sida quruxda badan ee ad no jahilsarto waxan ku waydiinaya cunaha ayaa isoo buuran hoyadayna waxay ledahay thyroid dhiigaga layga qaday waa wada normal lakin scanku wu so saraya inuu thyroidku i bararsanyahay wax dhib ahna kuma qabo ma u baahanay dawooyinka thyroidka inan qaato thnx
Title: Re: Su'aal: Cunaha ayaa isoo buuran?
Post by: SomaliDoc on October 16, 2016, 07:49:12 PM
Hadduu normal yahay uma baahnid in aad qaadatid daawoyinka thyroid-ka, laakiin waxaa muhiim ah in la ogaado nooca bararku uu yahay.
Bararka qaar qalliin ayaa lagu farsameeyaa, qaarka kalen daawooyin kale.