Somali Medical Forums
Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Ahmed_Carab on December 18, 2018, 12:17:06 PM
-
Asc... bacda salaam.
Waa maxay cudurka daacuunka, maxaa sababa (bacteria, fungus mise virus), ka hortag maleeyahay, mase la daaween karaa?
-
Faahfaahinta cudurka daacuunka ama shuban-biyoodka ka akhriso qoraalkaan: http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=51.0 (http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=51.0)