Somali Medical Forums

Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Canabcumar on February 23, 2016, 10:08:34 AM

Title: Su'aal: Tinta ma leedahay da' ay joogsato koriinkeedu?
Post by: Canabcumar on February 23, 2016, 10:08:34 AM
asc tintu da' ma leedahay ay bixideedu ku joogsato sida jismiga  matalan qofka dumara haday dhaafo 25 jir tinteeda ma dheereen kartaa mahadanidin????
Title: Re: Su'aal: Tinta ma leedahay da' ay joogsato koriinkeedu?
Post by: SomaliDoc on March 02, 2016, 12:36:47 PM
Tintu ma lahan xilli la isku waafaqsan yahay ee korriimadeeda ku istaagto.
tintu way daadan kartaa, wayna baa'i karta waxyaabo badan ayaana keeni karo.