Somali Medical Forums

Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Abdow92 on April 27, 2017, 03:43:33 PM

Title: Su'aal: Waxaan isku arkay cun cun dhanka xaninyaha ah?
Post by: Abdow92 on April 27, 2017, 03:43:33 PM
Scw Dr waxa raba ina fikir igasiiso Arintan: waxa isku arkay cun cun dhanka xaninyaha ah markaa xoqo waxa kasobaxa finan kdb finka markaa afka bajiyo waxa kasobaxa wax Cad.  Sidii saas u heed marki dambe finanki waxey iskubadalen marki waxa cad kasobaxan inee afka kaxerman oo mesha naqato mel kusan oo hadane aad u adag hal finna maha ee wa kuwa bdn oo xaninyaha bis kuyala markaa riixo xanun igumahyaan finankas wa weyn Oo dhagaxa cml ah mar an dhaqtr tagay waxu ishegay in qaliin eey yihiin xalkoda mgacoodana waxoo igushegy marku dhawaqayay Ambeeeba cml udhawqay marka iri waxan maxa ladhaha. Allah kubarakeye wxan wxe yihin iyo qalinka xaninyaha le lagusameyna nuca oo naqakro inaa ifaideysa raba jazaakallahu khyr
Title: Re: Su'aal: Waxaan isku arkay cun cun dhanka xaninyaha ah?
Post by: SomaliDoc on September 13, 2017, 07:27:29 PM
Ameeba waa jeermis keena calool xanuun, wax saameyn ah kuma lahan qooraha iyo finanka ka soo baxa toona, marka waxaan filayaa in aad adigu magacaa u mooday.

Finanka ama kuuskuuska ka soo baxo qooraha waxaa keeno dhowr waxyaabood oo kala duwan, waxaana lagu gartaa aragtid, xaalado dhif ah mooyee inta kale qalliin uma baahna, marka si loo ogaado cilladaada nuuca ay tahay iyo talada kugu haboon waa in la arkaa kuuskuuskaas aad tilmaantay inkastoo aan u maleynayo cillad la dhaho "Scrotal Sebaceous Cyst".

Haddii aad u baahan tahay inaad ila wadaagto sawirradaas si aan talo dheeraad ah kuu siiyo, waxaad iigu soo diri kartaa barnaamijkeena rukumashada ee Facebook: https://www.facebook.com/HealthySomalia/ (https://www.facebook.com/HealthySomalia/)