Somali Medical Forums

Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Abdi fitaah on April 28, 2017, 08:57:55 PM

Title: Su'aal: cudurka ay somalida u taqaan shikshik?
Post by: Abdi fitaah on April 28, 2017, 08:57:55 PM
Asc dr waxaan ka cabanayaa shikshik xaka codka ah waliba Qofka si toos ah ulama hadli karo waan shikshika
Title: Re: Su'aal: cudurka ay somalida u taqaan shikshik?
Post by: SomaliDoc on September 13, 2017, 07:40:50 PM
Shigshiga waxa keena, nuucyada uu u kala baxo iyo siyaabaha loola tacaalo waxaan ku faahfaahinnay qoraalkaan ee halkaan ka gal: http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=3222.0 (http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=3222.0)