Somali Medical Forums

Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Umu Ritaaj on May 02, 2017, 01:23:33 PM

Title: Su'aal: Hadalka iyo wax walba ayaa ku adkaanaaya?
Post by: Umu Ritaaj on May 02, 2017, 01:23:33 PM
Asc doctor salaan kadib gabar yar oo aan dhalay oo hada sanadki koowaad u buuxsamey ayaan madax ari oo karsan hilbo yar yar uga jar jaray oon siiyey kadib dadki ayaa i yiri hadalka iyo wax walba ayaa ku adkaanaaya hadalkana kama soo baxaayo oo madaxeeda iyo fahamkeeda ayaa adkaanaaya ee ditoore wal wal baa i galaye ma run baa?!
Title: Re: Su'aal: Hadalka iyo wax walba ayaa ku adkaanaaya?
Post by: SomaliDoc on September 17, 2017, 08:59:08 PM
Waxaasi waa sheeko soomaali, waxba kama jiraan. gabadha hilibka iyo maraqa siiso.