Somali Medical Forums

Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Elma on September 14, 2017, 10:46:42 AM

Title: Su'aal: Xanuun gumaarka waliba dhanka bidixda ubadan?
Post by: Elma on September 14, 2017, 10:46:42 AM
Asc waa mahad santihiin somali doc sida hagar la'aanta ah aad nooga jawaabaysaan suaalaha.
Suaashaydu waa. Waxaan kadareemaa xanuun gumaarka waliba dhanka bidixda ubadan, waxaa intaa iisiidheer marka aan kaadsho dhibcaha udanbeeya kaadida waxaa lasocdo shahwad (sperm) dr maxay noqonkartaa ciladaas maxaadse igula talin lahayd
Title: Re: Su'aal: Xanuun gumaarka waliba dhanka bidixda ubadan?
Post by: SomaliDoc on August 22, 2018, 10:26:47 AM
Waxaa laga yaabaa inuu caabuq dhinaca kaadiheysta ama dhinaca qanjirka borostaatada uu jiro, fadlan dhakhtar la xiriir si laguu baaro.