Somali Medical Forums
Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Farhan09 on January 02, 2012, 08:23:30 PM
-
Salamu calaykum
cududrka Dengue fever ama Dengue haemorrhagic fever maxaa somali lagu yidhaahdaa?
mahadsanidin
-
Dengue fever waxay soomaalidu qaar u taqannaa "Kaduudshe" ama "Kaduudiye" ama "Xummada Dengue".
Waxaana la sheegay in Somaliay uu ka dillaacay sanadkii 2005-ta oo markaas aan uga sheekeynay halkaan oo aad ka heli kartid warbixin xanuunkaan ku saabsan: http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,62.0.html (http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,62.0.html)
Haddii aad qabtid su'aalo dheeraad ah waad na waydiin kartaa
SomaliDoc