Somali Medical Forums

Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Maajid on August 04, 2017, 02:37:36 PM

Title: Su'aal: Xaniinyaha hadey yaraadaan..?
Post by: Maajid on August 04, 2017, 02:37:36 PM
Asc waxaa rabaa dhakhaatiirta somalidoc in San weydiiyo.
Xaniyaha hadey yaraadaan ama mid at yeraato taranka iyo bacraminta saameyn ma Ku heelan karataa.
Maxaase lagu garan karaa xaniyaha inaysan si rasmi ah ushaqeyneynin
Mahasanidiin
Title: Re: Su'aal: Xaniinyaha hadey yaraadaan..?
Post by: SomaliDoc on June 07, 2018, 11:57:53 AM
Xiniinyaha oo shuuqo ama yaraado waxay tilmaan u noqotaa cudurro dhowr ah, laakiin waxaa ugu caansan caabuqa la yiraahdo "Epididymo-orchitis", faahfaahinta ka akhriso qoraalkaan: http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=8414.0 (http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=8414.0)

Way dhacdaa markay xaniintu shuuqdo inay saameyn  ku yeaalato taranka iyo bacriminta.