Somali Medical Forums

Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Abdihakim02 on August 05, 2017, 04:53:29 AM

Title: Su'aal: Kindler Syndrome?
Post by: Abdihakim02 on August 05, 2017, 04:53:29 AM
Salaamu Calaykum

waa Maxay Kindler syndrome? daawase ma leeyahay?
dhaqaatiir dawayso ma jiraan ?
daawo ma leeyahay Kindler syndrome?
Title: Re: Su'aal: Kindler Syndrome?
Post by: SomaliDoc on June 07, 2018, 12:01:17 PM
Waa xanuun dhif ah oo lagu dhasho, dhaxal ahaan ayuu ku yimaadaa, daawo looga raystane ma jirto, waxaa badanaa loo isticmaalaa kaalmaati maqaarka lagu subkiyo, waxaadne u tagaysaa dhakhaatiirta maqaarka.