Somali Medical Forums

Diseases and Conditions => Qaybta Wacyi Galinta => Topic started by: SomaliDoc on May 08, 2016, 07:14:23 PM

Title: Lallabada Subaxii Hore La Dareemo
Post by: SomaliDoc on May 08, 2016, 07:14:23 PM
(http://somalidoc.com/Topics/lallabo.png)

Waxaan qoraalkaan uga hadli doonaa sababta keento in aad dareentid lalabo iyo yalaalugo marka aad subaxii hurdada ka soo toostid, taasoo kuu diidaysa in aadan quraacan karin, waana arrin dad badani dareemaan.

Arrintaan way ka duwan tahay wallaca ay dareemaan haweenka uurka leh, mana kala lahan rag iyo durmar, waxyaabaha keeno waxaa ka mid ah:


Akhriso FAA'IDADA KU JIRTO IN LA QURAACDO: http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=4588.0 (http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=4588.0)

Haddii aad su'aalo caafimaad qabtid iigu soo dir qeybta su'aalaha: http://somalidoc.com/smf/index.php?board=31.0 (http://somalidoc.com/smf/index.php?board=31.0)
http://somalidoc.com (http://somalidoc.com)