Somali Medical Forums

Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Hashi1 on April 24, 2013, 03:33:15 PM

Title: Glaucoma afkeena maxaa lagu yiraahdaa ?
Post by: Hashi1 on April 24, 2013, 03:33:15 PM
sc ww
waxaan rabaa inaan qoraal sameeyo marka eraygaan baan ubaahday Glaucoma waxa afkeena soomaaliga lagu yiraahdo , fadlan ciddii garanaysa ha ila wadaagto , mahadsanid .
Title: Re: Glaucoma afkeena maxaa lagu yiraahdaa ?
Post by: CilmiSabca on April 25, 2013, 11:17:26 AM
Wcs wrt.
Anigu waxaan u aqaanaa 'Bakooro' waana cudur indhaha ku dhaca.
Title: Re: Glaucoma afkeena maxaa lagu yiraahdaa ?
Post by: Hashi1 on April 26, 2013, 02:52:26 PM
waad mahadsantahay walal , erayada Medical terminology ga ah baahi weyn baa loo qabaa khaasatan bahda caafimaadka .