Somali Medical Forums

Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Mahamed Kayse on June 27, 2010, 03:30:03 PM

Title: Su'aal: Tonsilitis
Post by: Mahamed Kayse on June 27, 2010, 03:30:03 PM
Dhamaan wad salamatiin dadka web kan isticmaala iyo DRs ka mulkiilayaasha ahba
suaal::
waxan idin waydiin lahaa idinkoo mahasan :
xanuunka lo yaqaano (tonsilitis) ama xoqodaha hadii la dawayn waayo dhibaato intee le'eg ayu keena se maxa ka dawaaa??????

waad mahadsantiin
Title: Re: Su'aal: Tonsilitis
Post by: SomaliDoc on July 05, 2010, 11:18:51 PM
Haddii quunka uu daawoobi waayo waa la gooyaa.
Laakiin haddii aan la daaweyn ama la jarin wuxuu keeni karaa xanuun saameeya wadnaha welibane u badan caruurta kaasoo loo yaqaano "Rheumatic Heart Disease".

Halkaan ka akhriso qoraallo ku saabsan Qumanka:
http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=1116.0 (http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=1116.0)
http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=504.0 (http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=504.0)