Somali Medical Forums

Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Ahmed_Carab on October 30, 2018, 01:59:57 PM

Title: Su'aal: Whey protein and casein protein?
Post by: Ahmed_Carab on October 30, 2018, 01:59:57 PM
Asc

Maadaama caanaha hooyada uu ka kooban yahay whey protein (60%) iyo casein protein (40%) xaaskeyga maka dalban karaa in ay caanaheeda ii miisto si aan ugu kaalmeysto howsha jir dhiska? Caafimaadka muxuu ka qabaa midaa?
Title: Re: Su'aal: Whey protein and casein protein?
Post by: SomaliDoc on March 20, 2019, 10:43:09 PM
Intaa cunugaaga ku ciriiri lahayd caanaha naaska waxaa kuu roon inaad caanaha xoolaha ka diyaarsato borotiinkaas ee faahfaahinta ka akhriso link-gaan: http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=7443.0 (http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=7443.0)