Somali Medical Forums
Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Muwadin_Qaran on November 22, 2017, 08:11:43 PM
-
Asc SomDoc bacdal salan su'aal ayan ayan raba ina laga cawiyo oo warbixin dheeraad ah la iga siiyo su'asheyda waxey tahay.
Xaniinteyda midig xaniinta bidix wey ka yartay mida bidix aya yar
Marka ciladas maxa sabab u ah oo keeno dr? sideena lagu xaliya arintaas dhibatoyin xaga galmada wax dhib me u keneysa dr arintaas xal iga sheg dhaqtar noocena la xariira
Su'asha labad
Xaniinyaha oo hoos u dheerada maxa keeno mar marka qaar ?
Waxan rajeyna in su'asheyda la iga so jwbi dono
Mahadsanidiin SomDoc
-
wcs , Bro Aniga sidaaas Ahaa waaxan Gursaday 2013 ila hada Uur la ima qadin , India ayaan Ka Imid sept in this year , Waxana galay Qaliin Ah Varicecole o xiniinta bidix aya i dheeread xidido ku jiraan aya waynayeen marka saaas ayan ku galy qalin yar socinayo 1sac iyo bar
-
:-X
Hada ka waran bro markaa qaliinkas mar tahay maxa is badal dareentay
-
Walal muqdisho qaliin Varicecole malagu sameeya