Somali Medical Forums

Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Faaiz on March 06, 2011, 11:00:23 PM

Title: Su'aal: Waxan jeclanlahaa in la ii iftiimiyo waxyeelada siigada iyo caafimaadka?
Post by: Faaiz on March 06, 2011, 11:00:23 PM
asalamau calaykum dhamaantiin waxan jeclaanlahaa  in la ii iftiimiyo la igana siiyo fikir fiican wax yeelada seegada iyo  dhibaatooyinka ay u gaysan karto shikhsiga haday  tahay maskax ahaan iyo jidh ahaan ba.

wad mahadsanthin
Title: Re: Su'aal: Waxan jeclanlahaa in la ii iftiimiyo waxyeelada siigada iyo caafimaadka?
Post by: SomaliDoc on March 07, 2011, 05:19:55 PM
Halkaan ka akhriso jawaabta:
http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,2209.0.html (http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,2209.0.html)
http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,2595.0.html (http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,2595.0.html)