Somali Medical Forums

Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Mfarahnur3 on September 15, 2017, 01:20:37 PM

Title: Su'aal: Hadaan biyo baxo ma kacsan karo mar 2-aad?
Post by: Mfarahnur3 on September 15, 2017, 01:20:37 PM
Waxaan ahay wiil 25 jir ah lehna xaas iyo caruur waxaa dhibaato iga heysataa hadii aan mar biya baxo mar labaad ma kacsan karo ilaa laga gaaro maalinta xigta . Maalinta xigtana biya igama imaanayaan
Title: Re: Arimo la xariira qoyska
Post by: CilmiSabca on September 16, 2017, 01:52:13 PM
Halkaan ka akhriso
Biyo baxa degdega ah
http://bit.ly/2wjtDFH (http://bit.ly/2wjtDFH)

Halkaan ka akhriso
Biyo la'aanta xiliga galmada.
http://bit.ly/2wjfZCr (http://bit.ly/2wjfZCr)
Title: Re: Su'aal: Hadaan biyo baxo ma kacsan karo mar 2-aad?
Post by: Mfarahnur3 on September 20, 2017, 10:55:24 PM
Walaal ma aadan fahmin su asheyda cilada waxey iga heysataa inaan mar labaad soo laaban karin hadaan biyo baxo biyahana waxey igaga imaadaan 1 ilaa 2 daqiiqo please somali doc i caawiy
Title: Re: Su'aal: Hadaan biyo baxo ma kacsan karo mar 2-aad?
Post by: CilmiSabca on September 21, 2017, 04:49:00 PM
Halkaan ka akhriso hawl gabka kacsiga, haddii aad cilladaada ka weysidna Dhakhtarka ayaa kuu jawaabi doona
http://bit.ly/2fcN

 (http://bit.ly/2fcNmeZ)
Title: Re: Su'aal: Hadaan biyo baxo ma kacsan karo mar 2-aad?
Post by: CilmiSabca on September 21, 2017, 07:56:53 PM
Haddii aad rabtid in aad dareenkaaga kor u qaadid, waa in aad iska ilaalisaa Welwelka ama stresska oo keena  Hammi La'aanta (http://bit.ly/2wCCnXq) iyo dareen la'aan.