Somali Medical Forums

Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Ibrahim Abikar on September 19, 2017, 02:22:53 PM

Title: Su'aal: Sinaha ayaa i xanuunayo muddo 6 sano ah?
Post by: Ibrahim Abikar on September 19, 2017, 02:22:53 PM
Asc doctor. Doctor sinaxa (pelvic giddles) ayaa ixanunaay mudo 6yrs. waa ligagubay balse ila xada xanun ayaan tarema. socotka ayaa isbadali oo waan Dutiyaa. maxaa ilagutboon. Maxatsanid
Title: Re: Su'aal: Sinaha ayaa i xanuunayo muddo 6 sano ah?
Post by: CilmiSabca on September 19, 2017, 05:40:12 PM
Waxyaabo badan ayaa keeni kara cillada sinaha, cillad lafaha ah, cillad murqaha ah, cillad xididada iyo neerfaha ah, cillad carjaw ah cillad fitamiin yari ama cillad astaan u ah xaxuuno kale.
Waxaa haboon in aad dhakhtar la xidhiidhid si loo ogaado midda ay tahay cilladdaada.