Somali Medical Forums

Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Shaaficiabdi on February 29, 2012, 12:48:34 AM

Title: Su'aal: Xanuun Joogta ah? Fadlan Icaawiya
Post by: Shaaficiabdi on February 29, 2012, 12:48:34 AM
Asw
Aad ayaan usalaamay bahada ku midowday Fromka ee Somaliyeed iyo dhakhaatiirta intaa kadib waxaa ihaya xanuun joogta ah waxaa dhacday in hada mudo aan iska xanuunsayaya oo waxaan dareemaya qandho sidii qof kaneeco hayso oo kale dhowr jeer ayaan dhaqtar laxidhiidhay waxa ay dhaheen iska soo baadha Kaneeco Tayfood Burcella inta waa la iga helay daaawo ayaan qaaty wax is badala mahayo waxaan dareemayaa xanuun iska joogta ha marna waan ladnaada marna waan iska xanuunsanaya dhkhaatiirtiiina wan is karaahiyaynsany ana daawadiiba waan iska nacay markaa wax talo ah hadii aad haysaan waan soo dhawaynayaa .

Thanks......
Title: Re: Su'aal: Xanuun Joogta ah? Fadlan Icaawiya
Post by: SomaliDoc on March 10, 2012, 12:43:34 PM
Walaal la xiriir takhtar aqoon u leh cudurkaaga iskuna baar sheybaar lagu kalsoonaan karo.
Sidee macquul ku tahay in lagaa baaro Malaria, Typhoid iyo Brucellosis, dhamaantoodna lagaa helay?!!!!
La xiriir takhtar lagu kalsoon yahay......