Somali Medical Forums

Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Mowga on March 27, 2008, 11:24:43 PM

Title: Question: Somali Medical Dictionary?!
Post by: Mowga on March 27, 2008, 11:24:43 PM
walaal waxaan halkaan ka weeydiinayaa hadii  uu jiro dictionary medicine oo somali ku qoran haduu jiro sida lagu heli karo qofkii arintaas wax ka og waan ka  sugayaa jawaabta... :-\
Title: Re: Question
Post by: Admin on March 28, 2008, 04:34:22 PM
Weli ma maqal dictionary caafimaad oo Soomaali ah, mana u malaynayo inuu jiro, haduu jirane qofkii arkay ayaa noo sheegaya, lakin waxaan kuugu bishaaraynayaa in mar dhaw hadduu eebbe idmo in aan dhameestirinni doonno diyaarinta dictionary caafimaad oo online ah (English/Somali - Somali/English), waxaadne ka heli doontaa webkan, wixii ka soo cusboonadane waan la wada socodsiin doonnaa dhammaan xubnaha.

Thanks
Dr.Mahdi