Somali Medical Forums

Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Mustafe Madoowe on April 19, 2018, 02:53:40 AM

Title: Su'aal: Gacantaa biyaha iskaga keeni jiray?
Post by: Mustafe Madoowe on April 19, 2018, 02:53:40 AM
dictoore waxan ahaa nin gacanta biyaha isaga keeni jiray marka waxan isku arkay inay kaadida i gubto iyo in ay futada iyo xaniinyaha inta u dhexysa ay i xanuunto mar mar dhif ah.maxase lagu daaweyn kara
maxa dhici kara haduusan qofku uu muddo dheeer iska daaweyn xanuunka.mase jiraan natural treatment oo lagu daaweyn karo
Title: Re: Su'aal: Gacantaa biyaha iskaga keeni jiray?
Post by: SomaliDoc on December 20, 2018, 10:11:37 PM
Qaabka laguu haayo wa caabuq kaadi mareenka ah ee ka akhriso halkaan: http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=3237.0 (http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=3237.0)