Somali Medical Forums

Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Abucabdi on June 19, 2016, 02:52:43 PM

Title: Su'aal: Waxaan mudo lahaa qalayl xaga sanka ah?
Post by: Abucabdi on June 19, 2016, 02:52:43 PM
asc dr
waxaan mudo lahaa qalayl xaga sanka ah oo aan dareemo anoo so jeda iyo marka aan seexanayaba
waxan mararka qaar sameeya inaan iska dhigo sidi qof duufsanaya si qoyan u yeesho
marka maxaa sababa maxase lagula tacaali karaa

mahadsanid dr ramadan mubarak
Title: Re: Su'aal: Waxaan mudo lahaa qalayl xaga sanka ah?
Post by: SomaliDoc on July 16, 2016, 02:15:00 PM
San qallaylka wuxuu noqon karaa caabuq sanqada ah ama dhooc allarjiga ka mid ah, fadlan wax ka baro labada cilladood.
1- Caabuqa sanqada: http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=5636.0 (http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=5636.0)
2- Xasaasiyadda sanka: http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=5658.0 (http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=5658.0)