Somali Medical Forums

Medical Student Forums => I want to Study Medicine => Topic started by: Abdiladiif on March 13, 2009, 09:17:42 PM

Title: Study medicine in Belarus
Post by: Abdiladiif on March 13, 2009, 09:17:42 PM
asalaamu calaykum
After all iam a student of Grodno State Medical University in Belarus and i would like to give some infromation (who intresting) about Medical courses Genaraly in  Belarus and Particularly in Grodno region. Belarus Universities are cheapest Medical Univesities in East Yurub, good quility and well organised erea of study.
Grodno state Medical University is one of them and it is  a state University which is under control by goverment, so far we are 2 students from Somalia   in this university but in all Belarus we are 4 students from somalia but i hope the next few years some of you we will be with us.
There are some universities who offer English Program and they are:

Grodno State Medical University    http://new.grsmu.by/english/index.html (http://new.grsmu.by/english/index.html)
Gomel State Medical University      http://www.gsu.unibel.by/en/ (http://www.gsu.unibel.by/en/)
Vitebsk State Medical Univesity     htt://www.vgmu.vitebsk.by/eng/index.html

 But if you need full infromation about all Belarus Univesties you can visit this side that you can get all about those  Medical Univesities 

http://www.medical-education-in-russia.com/prominant-belarussian-univ.htm (http://www.medical-education-in-russia.com/prominant-belarussian-univ.htm) 

Any futher detials you need you may ask,  i will do my best to give you  as much as i can and insha alaah you will be one of students from somalia in Belarus if you are intersting.  Cos the requirment is not so difficult, so we (me and my friends)  may help you  insha alaaah.
 
Abdiladif
Title: Re: Study medicine in Belarus
Post by: Guled1 on August 15, 2009, 12:35:34 AM
THANK U VERY MUCH ABDILATIF FOR UR POST

JAZAKALAH KHAYR
Title: wax ka baro belarus
Post by: Khaalid on June 21, 2012, 12:38:37 AM
Wax karo Belarus
Belarus :waa wadan ku yaalo  dhaxda qaada yurub  dhinaca kale markii loo eego ku yaalo waqooyiga yurub .
Cimilada Belarus :sanadka 6bilood wa qabow  6 biloodna wa kuleyl caadi ah
Nolasha:  noliga la cuno waa normal  qaalina mahan raqiisna mahan   waxa ugu  badan ay dadka cunaana wa baradho iyo rooti iyo caano iyo hilib( degaag iyo loaad)  nolasha qofka kaligiis ah waxaa ka badan ilaa 200$ bishii
Transpotaionka : waxaa la raaxa noocyo badan  average ahan lacagtana waa sadex melood markii hal dolar loo qeybiyo
Dadka: dadka belrus waa dad iska nabadeed ah cid cid  fiirisa ma jiro cid  ajaaniba  si toos ah u raadsaneysana ma jirto sida wadamada kale
Jamacadaha : waxaa jirta jamacado cafimaadka oo adiga qeybtii ku anfacda aad ka baran karto  waxaa ka mid ah
Grodno state medical university: 3700$ yearly   grsmu.by 
Gomel state medical university :3700$ yearly    gsmu.by
minsk state medical university: 4000$ yearly   msmu.by
waxaa kalo jira jamacdo lagu barto beeraha sida
Grodno state agricultural university 2000$ yearly
Waxaa kaloo jiro jamacdo lagu barto ingeneering
Grodno technical university 2000$ yearly
Deegaanka : dadka waxay dagaan inta badan wax  la dhaho hostels oo jamacada ay leedahay oo ka raqiisan inu qofka guri kireysto 
Hostel: sanadkii waa 250 $
Flat ama apartment : 150-200$ monthly  ,
Sida lagu imaan karo Belarus
Belarus waxaa lagu imaada qaab ardayni  oo ardayga loo saarayo casuumad ardaynimo  tasoo u sahlayso inuu ku imaado
Waxa jirta laaba qaab oo lagu helo visaha belrus ee ardaynimo
1: casuumada loo soo saaray ayuu airoport Belarus uga heli kara visa hadi aysan ku oolin safaarada Belarus wadanka uu joogo
2: ama casumada ayuu la tagi kara safarada Belarus haday ku tal dalka uu jooga
Waxa looga bahanyahay ardayga raba casuumada
Ardayga waxaa looga baahanyahay
Intuusan casumada helin : koobiga basaborka (scan copy of passaport)
                                              : shadaada ( scan copy of certificate)
Marku casuumada helo: inuu diyaarsado dukumiintiyadan soo socda
•   Warqada dhalashada ( brith certificate)
•   Warqad caafimad ( health certificate)
      Oo ay ku qoranyihin inu iska so baray cudurada so socdo
-   TB( cudurka qaxada)
-   Hepatitis A, B (cagaarshowga)
-   HIV , IDS
-   Iyo inu qofkasi jismi ahan uu caafimaad qabo.
•   Inu  lacagta jamacada wato iyo hostelka (4000$ ama 2200$ semester with hostel)
Qaabkee ayuu ku heli kara qofka casuumaada
Casuumada waxa soo saaro agency ka shaqeyo sida ardada loo keeno  wadanka  , agencyga waxa uu qaada lacag  lacagtaso  ah sida tan:
-   Invitation fee (lacagta casuumada): 700$
-   Transport ( taxiga qofka eraboorka loga so qadayo):150
-   Post fee (lacagta postada DHL) :100$
Qaabkee ayuu qofka ubixin kara
               Marka kowaad :
-   Copy of passaport  and certificate + 150$ (processing fee)
              Casuumada markii la soo saro:
-   250 $( qayb kamid ah lacagtaa casumada )+100$(post)
             Markaad hesho casuumada:
-   150$ (transport from airoport) + 300$ 
Digniin  muhiim ah
                Intii aan casuumada  lagu sameynin :
-   Basaborka iyo shadada magaca ku qoran inuu isku mid yahay isku si u qoranyahay xarfaha aysan kala gadisnayn
-   Waqtiga dhalasha si saxan inuu ugu qoranyahay  dokomiitiyada
-   Muhimada iska fiiri dukumiitiyada inta aadan soo diri soona dir dukumiinti saxan si  aysan kaga qasaarin waxba
             Markaad hesho casuumaada:  soo war gali  inta aadan soo bixin   si laguugu diyaariyo warqadaha aad ku soo bixi lahayd hadii kale dib ayaa laguu soo celin doonaa   ,ha  ku soo aadinin tiketka  maalamaha fasaxa ah ee isbuca sida sabtida iyo axada  , wax kasto oo kugu dhaco nala soo socodsii.
Contact: +375299882499, +375447775970
               khaalidlayel@hotmail.com, khaalidlayel@hotmail.com , nuur132@yahoo.com