Somali Medical Forums
Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Hussein mohamed on July 18, 2017, 05:19:28 PM
-
Asc Dr waxaan isku arkay wax kuusan oo ku dhagan xaniinta qeybta bidix xanuun ma lahan ee side loo daaweeyaa?
-
Waxa kuusan ee xaniinta ku lamaanan waxay noqon karaan waxyaabo badan, laakiin qaabka aad u tlmaantay waxay u badan tahay inay tahay xididada xiniinyaha soo gala oo bararan, waxaana cilladaas loo yaqaanaa "Varicocele", faahfaahinta ka akhriso qoraalkaan: http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,3852.0.html (http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,3852.0.html)