Somali Medical Forums
Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Noor Awdol on September 06, 2015, 06:53:44 AM
-
Asc dr adoo mahadsan waxaan qabaa suaal mudo week laga joogo ayaan isku arkay kaadida oo markay biqabato and igasoodaadanaysa intaanan fadhiisan oo xoogaa ixanuujinaysa iskuna halaynayo kaadida sealing the hore maanan lahayn shukran
-
Kaadida oo aadan ceshan garin waxay astaan u noqon kartaa caabuq kaadi mareenka ah, waxay kaloo tilmaami kartaa cillad xagga qanjirka prostate-ka hadduu jiran yahay ama uu bararan yahay.
Fadlan halkaan ka akhriso qoraallo ku saabsan labadaan cillad:
1- Caabuq kaadi mareenka:http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,3237.0.html
2- Qanjirka ragga ee prostate-ka: http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,2119.0.html (http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,2119.0.html)