Somali Medical Forums
Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Hadi57 on May 08, 2017, 01:23:40 PM
-
Aslm waan idiin salaamay dhamaan dhakhaatiirta waadna ku Mahayana tihiin shaqada wanaagsan ee aad u haysaan umada soomaaliyeed meelkastoy joogto .
Hadaan usoo laabto suaashayda.
Markaan seexdo waxaa afka iga imaato calyo, candhuuf, ama dheecaan khadhaadh ama aad u dhadhan xun khaasatan roor soodhawaadkii waxaana iolosha laabxuunshada fadlan icaawi
-
Horay ayaan uga jawaabnay su'aashaan ee link-gaan ka akhriso faahfaahinteeda: http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=3111.0 (http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=3111.0)