Somali Medical Forums

Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Timocade on January 29, 2017, 01:01:05 AM

Title: Su'aal: Dhiig baan isku arkay anigoo uur leh?
Post by: Timocade on January 29, 2017, 01:01:05 AM
asc bahda caafimadka waan idin salaamay

xaaskayga  uur 2 bilood ah bay leedahay waxaa ka yimaada dhiig mana jiro xanuun hadii aan geeyay goob caafimaad waxay noo sheegeen in ilmaha usan waxba qabin oo uu caafimaad qabo
 maxaa keenaya dhiig wakhti haweenayda ay uur leedahay  bal noo soo caddee oo jawaab nagasii in uu dabiici yahay dhiigaas iyo in uu xauun jiro
Title: Re: Su'aal: Dhiig baan isku arkay anigoo uur leh?
Post by: SomaliDoc on May 04, 2017, 11:41:30 AM
Su'aashaan horay ayaan uga jawaabnay ee halkaan ka akhriso: http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,7440.0.html (http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,7440.0.html)