Somali Medical Forums

Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Maxamed Cali on July 01, 2017, 08:22:21 PM

Title: Su'aal: Bakin soda, faxiso ama qamiirka?
Post by: Maxamed Cali on July 01, 2017, 08:22:21 PM
ASC Dc waxaaan u baahna inaad wax iiga sheegtid dhibtaaada ka dhalan karta isticmaalida bakin soda ama Faxiso ama qamiiriso iyadoo jirka la marinayo ama ilkaha lagu dhaqanyo si ay u cadaaadan waa maxay dhibka ka dhalan kara arrinkaaas
Title: Re: Su'aal: Bakin soda, faxiso ama qamiirka?
Post by: SomaliDoc on April 27, 2018, 08:10:18 PM
Su'aashaan horay ayaan uga jawaabnay ee halkaan ka akhriso: http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=5798.0 (http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=5798.0)