Somali Medical Forums

Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Xasancade5 on August 17, 2012, 01:16:07 PM

Title: Su'aal Cuno qaadasho la'aan
Post by: Xasancade5 on August 17, 2012, 01:16:07 PM
Ascww bahda somali doctors waxan idinku slmayaa 114ta suuradood ee quraanka waxan idinkaga mahad celinayaa sida aad nooga haqabtirtaan su'aalaha caafimadka hadaba maanta su'aasheydu wexeytahay waxaa iga xiran dheefshiidka waan dibirsanahay raashinkana wax yar markaan cuno baarka ayaa laiga qabanayaa mudo 3sano ku dhawad ayan sidaas ahay marmarna wan fiicnaadaa hadaba maxaan sameeyaa mida kale baaritaano badan ayan tegay sida cagaarshow tiifow gaasna waa laiga sheegay oo dawoyinkiisa waan qaatay mida kale gooryaana waan qabaa
Title: Re: Su'aal Cuno qaadasho la'aan
Post by: SomaliDoc on October 28, 2012, 09:52:19 PM
Dheefshiid xumada, dibbirada waxay calaamad u noqon kartaa dhowr cudur oo ku dhaca habdhiska dheefshiidka, waxaa ka mid ah: Gaaska.
Halkaan ka akhriso qoraal ku saabsan cudurka Gaastirikada: http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,405.0.html (http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,405.0.html)

Si xanuunkaaga aad u fahantid, la xiriir takhtar aqoon u leh.