Somali Medical Forums

Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Zakariemx on January 16, 2020, 02:44:08 PM

Title: Su'aal: Cilladaha ragga xaaska leh?
Post by: Zakariemx on January 16, 2020, 02:44:08 PM
Waxaan ahay xaasle waxaa  isku arkay
 “Timaha oo daata ama yaraada” - bidaar ama salxo mala dhihi karaa way keeni kartaa siigadu?
Tusaale ahaan), waxaan ahay wiil mudo ka badan 10 sano ayaana sameynayay arrintan (asbuucii 2/3 jeer) (markii hore lakin marka guursaday wan jojiyay
Hada mararka waar 1 daqiqo wax kayar aye iga imadan anigo daremayo qanaco la'an
Dr howsheda xalin karo magacis takhasuskisa maxaa igula talineysan