Somali Medical Forums

Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Amiira275 on January 20, 2020, 12:10:37 AM

Title: Su'aal: Wax dabiici ah oo howsha fududeeya?
Post by: Amiira275 on January 20, 2020, 12:10:37 AM
asc Dr allah ha ku  barakayo waxaan qabaa su.aal ma igu caawin kartaa wax yaalo dabiici ah oo foosha fududaya sidoo kale timirta ama malabka minka ama rixinka miyey furaan iyo weliba xulbada