Somali Medical Forums

Allied Health Professions => Other Medical Careers => Topic started by: Maxamuud Xuseen Yuusuf on February 03, 2016, 11:45:16 AM

Title: Su'aal: Waxaan haystaa bachelor degree im microbiology?
Post by: Maxamuud Xuseen Yuusuf on February 03, 2016, 11:45:16 AM
marka hore waxaan salaamayaa maamulka sharafta badan ee forum-ka, aad ayaan ugu faraxsanay, aadna waan uga faa'iiday.
waxaan haystaa bachelor degree im microbiology suura gal ma ii tahay inaan diyaariyo medical doctor?
se qaybtee ayaan ku diyaarin karaa? waddamada jaarka sida itoobiya, kenya, ama uganda ma laga heli karaa?

mahadsanidiin