Somali Medical Forums
Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Caliqadar on January 11, 2016, 02:21:17 PM
-
waxaan dhaqaatiirta somalidoc ka codsanayaa in ay ii faafaahiyaan jawaabna iga siiyaan Xanuunka ayaa cagta iga haayo in muddo ah weliba salaad subaxa markaan u soo kaco ayuu iigu daran yahay oo dhulka ma dhigi karo qoraxda markay soo baxdana caadi ayaan noqonaa
mahadsanidiin
-
Fadlan akhriso qoraal ku saabsan cabashadaada: http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,3429.0.html (http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,3429.0.html)