Somali Medical Forums

Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: CilmiSabca on May 21, 2012, 08:19:58 PM

Title: Su'aal: Waa Maxay DNA, Sidee Loogu Shaqeeyaa?
Post by: CilmiSabca on May 21, 2012, 08:19:58 PM
Asc. Salaan ka dib. Dhakhtar marka hore waan ku slmy. Dhakhtar, waxaan rabaa in aad faah faahisid waxa uu Caafimaad ahaan yahay DNA (Deoxyribnucleic asid). Ma hubaal baa in lagu ogaan karo dadka is dhalay iyo dadka aan is dhalin? Dhakhaatiirta Soomaaliyeed ee Soomaaliya jooga adeegaas ma ku shaqeeyaan (Somalia ma laga helayaa)?. Waad mahadsan tahay Dhakhtar. Wabi Laahi Towfiiq, wa salaamu caleykum wa raxma tulaahi, wa barakaatuhu.
Title: Re: Su'aal: Waa Maxay DNA, Sidee Loogu Shaqeeyaa?
Post by: SomaliDoc on June 04, 2012, 09:15:57 PM
Halkaan ka akhriso jawaab hore oo su'aashaan ku saabsanayd: http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,2148.0.html (http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,2148.0.html)

Baaritaankaan soomaaliya lama keenin illaa iyo hadda.