Somali Medical Forums
Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Cadde15 on February 19, 2020, 06:31:17 PM
-
asc dhaaman somalidoc waxan idinkaga mahad celinyaa sidaa wanaagsan ee aad bulsha ugu hagar baxaysan
takhaatirta waxan way dinyaa waxaan ahay wiil mudo la nolaa dhibaatada siigada waxay ay igu reebtay samayn inteeda la eg lkn alx waxaan ku dadaalay sidii aam cadada daas u dabar goyn lahaa alx wan ku gulaystay
marka hadii aan iska dhaafay cadadaas waxyaabo badan oo jirkayga ka qaldamay dib malaga yabaa in ay u raystaan am dib usoo ceshado tusaale waxa kamida waxyaba ay cadadaasi igu reebtay biyo bax dag dag ah malaga yaba in ay xubintaydu dib isku habayso
mase jiraan waxyaabo aad igula talin lahayd siigada ka dib oo iga caawinya in xubintayda taranku dib isu habayso
mahadsanidiin
-
jidhku dabci hore ku noqdaa siigada kabacdi biyo baxo waa dagdaga biyaha qofku marku iskaga keeno