Somali Medical Forums

Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Maaji29 on November 27, 2016, 09:19:11 AM

Title: Su'aal: Hadaan fadhiisto aanistaago maskaxda ixanuuneyso?
Post by: Maaji29 on November 27, 2016, 09:19:11 AM
Dr waxaan rabaa inaan kuweydiiyo tusaale hadan fadhiisto aanistaago maskaxda ixanuuneyso xitaa markan sajuudaayo waan dareemo xanuunka maskaxda maxaa tahay marka jwb insha alaha aan kuqancikaro
Title: Re: Su'aal: Hadaan fadhiisto aanistaago maskaxda ixanuuneyso?
Post by: SomaliDoc on December 22, 2016, 03:49:57 PM
Warbixintaada kooban waxay ii la eg tahay madax xanuunka ka dhasho caabuqa sanqada ee loo yaqaano "Sinus Headache" inuu ku hayo, fadlan akhriso qoraalkaan si aad faahfaahin dheeraad ah u hesho: http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=5636.0 (http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=5636.0)
Fadlan la xiriir dhakhtar si loo hubiyo xanuunkaaga.