Somali Medical Forums

Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Jalani772 on September 14, 2017, 10:51:30 AM

Title: SU'AAL: XILlI KASTA WAAN XANAAQAA?
Post by: Jalani772 on September 14, 2017, 10:51:30 AM
Asc somalidoc.com


Waxaan xilli kasta dareemaa xanaaq iyadoo aan cidna iga xanaajin   ama anoo kaligay ah ayaa xanaqaa mana jiro wax ficil ah oo aan qabtay markan xanaaqaayo
Title: Re: SU'AAL: XILlI KASTA WAAN XANAAQAA?
Post by: CilmiSabca on September 15, 2017, 05:36:31 PM
Arrintaan horey baa looga jawaabay, halkaan ayaad ka akhrisan kartaa jawaabta:-
http://bit.ly/2f0XyqN (http://bit.ly/2f0XyqN)