Somali Medical Forums

Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Kamaal on September 14, 2017, 11:40:34 AM

Title: Su'aal: Waan joojiyey siigaysiga?
Post by: Kamaal on September 14, 2017, 11:40:34 AM
Asc dhakhatiirta sharafta mudan

Salaan kadib mudo ayaan siigaysanayey dhibaatooyin bdn ayaan ka dhaxley sida tabar yari caato lafaheyga oo yaryar xaniinyaha oo i bararsan dhabar xanuun, hada wan joojiyey dictoore malaga yaabaa jirkayga in uu soo laabto? Caatanimada iyo tabaryarida iga hadho
Title: Re: Su'aal: Waan joojiyey siigaysiga?
Post by: CilmiSabca on September 15, 2017, 10:48:17 AM
Jawaabta Siigeysiga oo faahfaahsan halkaan ayaad ka akhrisan kartaa http://bit.ly/2ybNNyC (http://bit.ly/2ybNNyC)