Somali Medical Forums

Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Farhan09 on January 02, 2012, 08:23:30 PM

Title: Su'aal: Cudurka Dengue fever maxaa soomali lagu yidhaahdaa?
Post by: Farhan09 on January 02, 2012, 08:23:30 PM
Salamu calaykum
 cududrka  Dengue fever ama Dengue haemorrhagic fever maxaa somali lagu yidhaahdaa?
mahadsanidin
Title: Re: Su'aal: Cudurka Dengue fever maxaa soomali lagu yidhaahdaa?
Post by: SomaliDoc on January 07, 2012, 02:24:29 PM
Dengue fever waxay soomaalidu qaar u taqannaa "Kaduudshe" ama "Kaduudiye" ama "Xummada Dengue".

Waxaana la sheegay in Somaliay uu ka dillaacay sanadkii 2005-ta oo markaas aan uga sheekeynay halkaan oo aad ka heli kartid warbixin xanuunkaan ku saabsan: http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,62.0.html (http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,62.0.html)

Haddii aad qabtid su'aalo dheeraad ah waad na waydiin kartaa
SomaliDoc